(Sawirro) Stadium Muqdisho oo roog cagaaran la dhigayo & Wasiirad Khadiija oo u digtay..

Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa daahfurtay dhigitaanka roogga cagaaran ee garoonka Stadium Muqdisho. Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegtay in garoonka lagu qaban doono tartamo isboorti oo lagu horumarinayo cayaaraha dalka. Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa dhinaca kale u digtay Mas’uuliyiin doonaya inay si gaar ah uga faa’iideystaan dhismaha … Continue reading (Sawirro) Stadium Muqdisho oo roog cagaaran la dhigayo & Wasiirad Khadiija oo u digtay..